Oromo iyo Amxaaro Careysan Oo Weerar Ku Qaaday Safaarada Itoobiya Ee Dalka Switzerland (Video)

Dad Caraysan oo isugu Jira Oromo iyo Amxaaro ayaa Weerar ku qaaday Safaarada Dawlada itoobiya ku leedahay dalka Switzerland, Arintaan ayaa waxay kusoo beegmaysaa iyadoo Qaybo kamid ah Gobolada Amxaarada iyo Oromada ee dalka Itoobiya ay ka socdaan Kacdoono lagu diidan yahay Dawlada.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open