Xaaji Maxamed Yaasiin “Xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif Waxay Is Laheysiiyeen Magaalada Muqdisho” (Video)

Xaaji Maxamed Yaasin oo ah Musharax u taagan Xilka madaxweynaha  Soomaaliya  Ayaa  waraysi uu bixiyey uga hadlay dib u dhaca ku yimid  Doorashada, Wuxuuna Ku eedeyey Madaxweynaha  Iyo Raysal Wasaaraha inay  talada Dalka Ku fashilmeen, oo  mar kale ay Doonayaan Inay wakhtiga ka Lumiyaan Soomaaliya.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Musharaxiinta Madaxweyne ee Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif Isagoo sheegay Inuu Sheekh Shariif Bur-buriyey Go’aankii dowlada soo saartay Musharaxiinta, Wuxuuna Sababta uga Dhigay Inuu yahay Nin kasoo jeeda Magaaladda Muqdisho  ayna Qabiil Ahaan Isaga Iyo Xasan Sheekh Muqdisho Uga Xigsadeen Musharixiinta kale.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open