Wareysi Uu Bixiyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ayuu Ku Sheegay In Uu Yahaya Musharax (Video)

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Egn Faysal Cali Waraabe ayaa waraysi uu siiyey Kalsan TV waxaa lagu waydiiyey Su’aalo kala duwan, wuxuuna sheegay inuu 15-sano Xisbigiisa isagu gudoomiye ka yahay, Xiligana uu ka Sharaxan yahay Isagu Wuxuuna si qaawan  u caayey Jamaal Cali Xuseen oo Xiisad kala dhaxayso, Wuxuuna ku sifeeyay Qof aan Qaad ka kicin oo Qaadiraysan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open