Akhri Magacyada:Galmudug Oo Soo Saartay Liiska Musharixiinteeda Aqalka Sare Iyo Beesha Direed …..

Maamulka Galmudug ayaa soo saaray magaca Murashaxiinta maamulkaas ee u tartamaya aqalka sare ee Baarlamaanka.

Beesha Direedna waxaa uga jira laba xubin oo u tartamaya hal kursi oo beesha Direed uga soo gelaya maamulka Galmudug.

image

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open