Beelaha Kasoo Jeeda Gobolada Waqooyi Oo Markii Seddaxaad Ku Dhawaaqay In Aanay Ka Qeyb Galeyn Doorashada Dalka Ka Dhici Doonta (Video)

Waxaa magaalada Muqdisho Markii Sedexaad kulan looga soo Horjeedo Doorashada Soomaaliya ku qabtay Siyaasiyiinta, Iyo Odayaasha kasoo jeeda deegaanada Waqooyi.

Beelaha reer Waqooyi ayaa sheegay inay tirsanayaan Cadaalad Daro ay kual kaceen Madaxda ku bahowday Madashada Wadatashiyada qaran, waxay mar kale ku adkeysteen in aanay ka qeyb galeyn doorashada.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay Raysal Wasaare ku xigeenka xukuumada fedaraalka Maxamed Cumar Carte, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye) iyo Xubno kale, waxaana laga soo saaray Qodobo dhowr ah.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open