Muuqaal Qarsoodi Ah Oo Laga Faafiyey Donald Trump Oo Kacdoon Ka Abuuray Dalka Mareekanka (Video)

Joornaalka Washington Post ayaa faafiyey Muuqaal ahaa sanadkii 2005-tii markaas oo Donald Trump ku faaney, sida uu haweenka ugu sameyo waxkasta oo uu rabo.

Trump ayaa sheegay in si toos ah ay u soo jiidaan haweenka quruxda badan, waxaana markiiba ku bilaabaa dhunkasho aniga oo aan sugin ayuu yiri.

Cajilka cusub oo dad badan ka yaabiyey ayaa kacdoon xoogleh ka abuurey labada Xisbi ee Jamhuuriga iyo Dimoqraadigaba, taas oo Donald Trump ku kaliftey in uu bixiyo raaligelin.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open