Puntland Oo Soo Gudbisay Xubnaha Aqalka Sare Oo Jen. Morgan, Faroole Iyo Cumar C.rashiid Ku jiraan (VIDEO)

Maamulka Puntland ayaa caawa soo gudbiyey Xubnaha Maamulka Puntland uga Qayb galaya Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Xubnaha magacyadooda la shaaciyey ayaa waxaa kamid ah Raysal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Cabdiraxmaan Faroole, Jen. Maxamed Xirsi Morgan, Cabdirisaaq  Jurille,  iyo Xubno kale,  Iyadoona 22-ka xubnood ee la shaaciyey ay kasoo Bixi doonaan  11 kamid ah waxayna noqonayaan Xubnaha Rasmigaa ee Puntland ku matali doona 54 mudane oo aqalka sare ee Soomaaliya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open