Akhriso Xubnaha Maamulka Jubbaland Uga Qayb Galaayo Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federalka (Wareegto)

Maamul gobaleedka Jubbaland ayaa soo magacaabay xubnaha aqalka sare ee Jubbaland uga qaybgalaya doorashada soo socota.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Madoobe ayaa lagu daabacay liiska 29 musharrax oo u tartamaya kamid noqoshada 8-da xubnood ee Jubaland ku leedahay Aqalka Sare ee dowladda federaalka Soomaaliya ee sanadkan lasoo dhisayo.

 

jl1 jl2

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open