Baarlamaanka Maamulka Labada Gobol Hiiraan Iyo Shabeelada Dhexe Oo La Dhaariyey (Sawiro)

Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada dhexe ayaa caawa lagu dhaariyey xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle.

Xaflada dhaarinta ayaa waxa ku sugnaa Mas’uuliyiin kala duwan sida Wasaarada arimaha gudaha dowlada fedaraalka, Urur Goboleedka Igad iyo Maamulka Gobolka Shabeelada dhexe.

Xildhibaanada Maamulka Hirshabelle oo gaaraya 89 xubnood ayaa maanta waxa la dhaariyey 73 ka mid ah, waxaana dadka la dhaairyey ku jira 3, dumar.

dhaarinta-xildhibanka-1-1 dhaarinta-xildhibanka-2-1 dhaarinta-xildhibanka-3-1 dhaarinta-xildhibanka-4-1 dhaarinta-xildhibanka-7-2 dscn4705

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open