Press Release: Announcement of Lower Shebelle People’s Guard (LSPG)

Ururka Ilaalada Shacabka Gobolka Shabeelaha Hoose oo dhowaan looga dhawaaqay magaalada Marka ee xarunta gobolkan ayaa soo saaray Warsaxaafadeed xambaarsan fariinta Ururka.

Qoraalkan oo ku qoran luqadda English-ka ayaa la gaarsiiyey Wakiilada beesha Caalamka, Safiirada dowladaha daneeyo Arimaha Soomaaliya iyo Hay’adaha kale ee fadhigooda yahay magaalada Muqdisho.

Warsaxaafadeedka waxaa ku saxiixan Afhayeenka ururka LSPG C/Qani Yusuf Boolimoog oo ah gudoomiyaha degmada Afgooye.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

pressrelease-updated-final-1-1-page-001 pressrelease-updated-final-1-1-page-002

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open