Wariye C/salaan Hereeri Oo Wareysi Su’aalo Badan Lagu Weydiiyey La Yeeshay Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya (Video)

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa Waraysi Xiiso badan waxaa la yeeshay Wariyaha Telefishinka Universal Cabdisalaan Hereri Iyadoona Su’aalo kala duwan laga waydiiyey Qorshihiisa Xiligan, Sidoo kalana waxaa lasoo bandhigay waxyaabihii uu horey u qabtay

Dhinaca kale Sheekh Shariif ayaa sheegay in Afartii sano ee ugu danbaysay uu dusha kala socday Soomaaliya,

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open