Akhriso Gudiga Doorashooyinka Federalka Oo Qaar Ka Mid Ah Maamul Goboleedyada Dib Ugu Celiyey Liiska Xubnaha Aqalka Sare Ee Ay Soo Gudbiyeen

Gudiga Doorashooyinka Federalka ayaa Seddex ka mid ah maamul goboleedyada dib ugu celiyay Liiska xubnaha Aqalka Sare ee ay soo gudbiyeen maadaama aysan ka muuqanin Qoondada Dumarka oo ah 30 kuraasta Aqalka Sare%.

Maamul goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Jubbaland ayaa laga codsaday inay Qoondada Dumarka ku muujiyaan Liiska Xubnaha ee ay u rabaan inay ku matalaan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka.

Qoraalka hoose oo ka soo baxay Gudiga Doorashooyinka Federalka ayaa lagu faray Maamul goboleedyada inay saxaan Qoondada Dumarka:

gudiga-doorashooyinka

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open