Daawo Sawirada Gaarigii Dhawaan Maleeshiyada Shabaab Looga Gubay Duleedka Nambar 50

Dhawaan howlgal gaar ah oo ay sameeyeen Ciidamada deegaanka oo ka dhacay duleedka Degmada Nambar 50, ayaa sida aan wararkeenii hore ku sheegnay waxa halkaasi Shabaab kasoo gaaray khasaare lixaad leh.

Howlgalkan oo si gaar ah ay u fuliyeen Ciidamada deegaanka ayaa Malseehiyada Shabaab looga furtay hub, waxaana goobta looga dilay ku dhawaad 15 ruux halka Ciidamada deegaanka ay u suuragashay in ay gubaan Gaadiid ay saarnaayeen Maleeshiyada.

Shabada Markacadey.com ayaa dadaal ku bixisay sidii ay bulshada ugu soo bandhigi laheyd sawirada Baabuurka ay wateen Shabaabka ee sababsaday gacanta Ciidamada deegaanka.

 

4 5 6 3 2 1

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE