Puntland Oo Sheegtay In Maleeshiyaad Wato Hubka Dowladda Federalka Iyo GalMudug Ay Iska Kaashanayaan Dagaalka Magaalada Gaalkacyo (Warsaxaafadeed)

Maamulka Puntland ayaa sheegay in maleeshiyaad sheegto Xoogga Dalka oo ka amarqaato dowladda Federalka ay maalmihii la soo dhaafay ka barbar dagaalamaayeen maleeshiyaadka Galmudug oo dagaal kula jiro Puntland.

Maleeshiyaadka sheegto Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya (C.X.S) ayaa sidan oo kale sanadihii la soo dhaafay ka qayb qaadanaayey dagaallo ka dhacayey Gobolka Sh/hoose oo u dhexeeyey dadka deegaanka iyo Kooxo dhulbood u yimid Sh/hoose oo ay hayb wadaag kor ka yihiin madaxweynaha dowladda Federalka Xasan Culusow.

Puntland ayaa soo saartay War-Murtiyeedka hoos ku qoran:

pl-press-release

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open