Gudiga Doorashooyinka Dadban Oo Shaaciyey Tirada Ergada Soo Dooranaayo Xildhiaanada Aqalka Hoose Ee Ilaa Hadda La Xareeyey(Warsaxaafadeed)

Guddiga Doorashada Dadban ee Sanadkaan 2016-ka ayaa maanta War-saxaafadeed ay soo saareen ku shaaciyay tirada Ergooyinka dooran doona 275-ka Xildhibaan ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federalka Cusub.

Gudiga ayaa sheegay in ilaa hadda loosoo gaarsiiyey ergo dhan 6,528 xubin oo tiradooda guud ee la sugaayey ay ahayd 14,025 ergo.

guddiga_doorashada_ergooyinka

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open