Carwo Markii Ugu Horeysay Caagadaha Dharka Lagu Xayeysiiyo Keentay Magaalada Burco Oo Sheegtay In Dadka Ay Ku Jahowareereen (Video)

Mid ka mid ah Carwooyinka dharka ee magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa markii ugu horeysay keentay magaalada Burco Caagadaha lagu xayeysiiyo dharka (Mannequins).

Dadka magaalada Burco ayaa ku jaho wareeray markii ugu horeysay, waxaana arintaasi sharaxaayo mas’uuliyiintii keenay alaabtan cusub.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open