Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Midowga Yurub Oo La Yaabay Amniga Ka Jiro Somaliland Isla Markaasina Socod Ku Maray Suuqa Magaalada Hargeysa(Video)

James Carver oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Yurub isla markaasina u dhashay dalka Ingiriiska ayaa socod ku dhex maray Suuqyada kala duwan ee magaalada Hargeysa.

Mudane James Carver ayaa sidoo kale Baarlamaanka Midowga Yurub uga ololeeyo Somaliland si ay u hesho Ictiraaf.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open