Dhageyso Waxgaradka Beesha Shiidle Oo Ka Soo Horjeestay Saami Qaybsiga Maamulka HirShabeelle

Waxaa shaley magaalada Jowhar ee xarunta maamulka labada gobol ee HirShabeelle lagu qabtay doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi iyo kuxigeenadiisa.

Doorashada gudoonka Baarlamaanka maamulka HirShabeelle ayey beelaha qaarkood aad u dhaliileen iyadoo ay xilkan isku soo sharaxeen beesha Hawiye oo rabto sidoo kale inay qaadato madaxweynaha maamulka.

Faadumo Cali Nuur oo ah gudoomiyaha Urur haween ka dhisan magaalada Jowhar ayaa waxa ay ka mid tahay beesha Shiidle oo  si ba’an u saluugsan hanaanka loo wajahay doorashada gudoomiyaha baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle.

Hoos ka dhageyso codka Faadumo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open