Dhageyso Musharraxa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo Ay Ka Mid Tahay Siyaasadda Somaliland Iyo Somalia

Waxaa dhowaan  xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ka baxay siyaasiyiin goor sii horeysay iska casilay Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo isla markaasina ku biiray xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

Arintaasi iyo arimo kale Waxaa BBC-da uga waramay Murashaxa madaxweynaha Somaliland oo isaga oo qayb ka ah wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo xiligan ku sugan dalka Ingiriiska.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open