Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Iyo Dr. C/Weli Gaas Oo Garoonka Diyaaradaha Garowe Ku Kulmay (Sawiro)

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Sabti ah Garoonka diyaaradaha ee Konoko kusoo dhoweeyey Ra’iisulWasaaraha dawladda Federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayey.

 

Ra’iisul-wasaaraha ayaa madaxda Puntland kala hadlay sidii colaadda Gaalkacyo loo dhameyn lahaa, wuxuuna Puntland gaarsiiyey baaq nabadeed oo ka waday dowladda Federalka oo hubkeeda lagu soo weeraray Puntland.

img_8862-740x493 img_8874 img_8884 img_8887-740x493 img_8888-740x493 img_8905-740x493 img_8915-740x493 img_8917-740x493

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open