Akhriso Xafiiska Qaramada Midoobey Ee Somalia (UNSOM) Oo Maamul Goboleedyada Uga Digay In Hogaamiye Kooxeedyo Lagu Soo Daro Aqalka Sare Iyo Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Somalia (UNSOM) ayaa maamul goboleedyada dalka uga digay inay Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federalka ku soo daraan hogaamiye Kooxeedyo dhibaato u geystay shacabka Soomaaliyeed.

Qoraal uu ku saxiixan yahay Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaliya danjire Michael Keating ayaa looga digay maamulka GalMudug inuu Aqalka Sare ee Baarlamaanka ku soo daro hogaamiye kooxeed Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

unsom-rejects-worlords

 

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open