Ciidamada Amaanka Ee Baydhaba Oo Soo Qabtay Nin Miino Aasayey (Sawiro)

Ciidamada Amaanka ee magaalada Baydhaba ayaa gacanta kusoo dhigay ruux la tilmaamay in uu miino ku aasayey magaalada gudaheeda.

Saraakiisha Ciidamada amaanka ayaa sheegay in qabashada ninkan ay suuragelisay xog ay heleen, ayna gacanta ku dhigeen isagoo Miino ku aasayey albaabka guri uu degenaa taliyaha ciidanka Booliska K/Galbeed.

Ninkan ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa lagu soo bandhigay mid ka mid ah xarumaha Ciidamada ee ku yaala magaalada Baydhaba, waxaana saraakiisha ay sheegeen in lasoo taagi doono Maxamad.

gab gab1 gab2

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open