Maamulka GalMudug Ayaa Soo Dhameystiray Liiska Xubnaha Aqalka Sare (Akhriso Liiska)

Waxaa la soo dhameystiray maanta xubnaha maamulka GalMudug u matali doono Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya.

Hoos ka akhriso magacyada Xubnaha GalMudug ee Aqalka Sare:

1- Abshir Maxamed Axmed – Saleebaan/Habargidir/Hawiye

2- Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid –  Sacad/Habargidir/Hawiye

3- Cabdi Axmed Dhuxulow – Sabti/Murusade/Hawiye

4- Yuusuf Geelle Ugaas – Duduble/Hawiye

5-Zamzam Daahir Maxamuud – Waceysle/Abgaal/Hawiye

6- Abuukar Axmed Xaashi – Qubeys/Surre/Dir

7- C/waaxid Cilmi Goonjeex -Mareexaan/Sade/Daarood

8- Jawaahir Axmed Cilmi – Ceyr/Habargidir/Hawiye

Liiska xubnaha Aqalka Sare ee GalMudug ayaa ka kooban 8 xubin, waxaana ku jiro Cabdi Qaybdiid oo ah hogaamiye Kooxeed hore oo gacmahiisa dhiig ka da’aayo iyadoo Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOM) uu codsaday in Cabdi Qaybdiid iyo kuwa la mid ah laga saaro Liiska Aqalka Sare.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran