Taliyaha Guud Ee Ciidamada Amisom Oo Gaaray Magaalada Jowhar (Sawiro)

Taliyaha Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom Genaraal Cusmaan Nuur Subagle ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada dhexe.

Genaralka oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ayaa si wacan waxa Magaalada Jowhar ugu soo dhaweeyey Wasiirka arimaha gudaha dowlada fedaraalka iyo Gudoomiyaha  Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle.

am1 am2 am3 am3-640x480 am4

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open