Wasiir Axmed Karaash “Waa Run Cabdikarin Hadalkiisa Gaalkacyo Labo Maamul Ma Wada Yeelan Doonto” (Video)

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Puntland Axmed Karaash iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay kormeer ku tagay Goobta laga dhisayo Maxjarka Gaalkacyo iyo goobihii dagaalka uu ka dhacay ayaa ka jawaab hadalkii Madaxweynaha Galmudug ee la xariiray in Gaalkacyo aysan labo maamul ka wada talin karin.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Axmed ayaa sheegay in hadalkii kasoo yeeray Hogaamiyaha Galmudug ee ahaa in magaalada Gaalkacyo aysan labo maamul ka wada talin karin, ayuu sheegay inuu hadalkaasi ku raacsan yahay Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Guuleed.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open