Maamulka Jubbaland Oo Isbedel Kooban Ku Sameeyey Liiska Xubnaha Aqalka Sare, Kana Saaray Liiska Xubin Beesha Caalamka Ay Diidaneyd (Akhriso)

Maamul goboleedka Jubaland ayaa wax ka bedelay liiskii musharixiinta xildhibaanada Aqalka Sare, waxaa liiska laga saaray Cabdifataax Maxamed Cali oo horey uga tirsanaa ururkii burburay ee Xisbul Islaam.

Gabar lagu magacaabo Waris Cabdi Maxamuud ayaa lagu bedelay booska Cabdifataax oo beesha Caalamka ay walaac ka muujisay.

liis liis1

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open