Dhageyso Puntland Oo Beenisay Warar Laga Faafiyey Xaaladda Magaalada Gaalkacyo

Cali Cabdulaahi Warsame oo ah Wasiirka Deegaanka iyo Dalxiiska maamulka Puntland ayaa beeniyey in wax heshiis ah  laga gaaray colaaddii maalmihii la soo dhaafay ka jirtay Magaalada Gaalkacyo.

 

Warqad lagu faafiyey Radio Muqdisho iyo baraha Bulshada ayuu si gaar ah u sheegay Wasiirka in waxyaabahaasi ay yihiin been abuur laga sameynaayo xaaladda magaalada Galkacyo.

Warqadda la faafiyey hoos ka akhriso:

been-abuur-radio-muqdisho

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open