Faadumo Xasan Aadan Oo Noqotay Haweeneyda Kaliya Ee Ku Jira Xubnaha Aqalka Sare Maamulka Jubbaland (Akhriso Xubnaha kale)

Baarlamaanka Maamulka Jubbland ayaa maanta doortay wakiilada aqalk sare ka dib doorasho waqti qaadatay oo ka dhacday magaalada Kismaayo, waxaana la doortay sideed xubnood.

Faadumo Xasan Aadan ayaa noqotay haweeneyda kaliya ee xubnaha aqalka sare kasoo galay Maamul Goboleedka Jubbalnad oo maanta doortay.

Hoos ka aqriso guud ahaan xubnaha maanta lagu doortay magaalada Kismaayo iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan.

wareegta

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open