Maamulada Jubbaland Oo Maanta Shaacinayo Xubnaha Ku Fadhiisan Doono Kuraasta Aqalka Sare Iyo Xildhibaankii Ugu Horeeyey Oo La Doortay (Sawiro)

 

Waxaa si habsami leh magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose uga socoto doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka u matali doono maamulka Jubbaland.

Waxaa goordhow la shaaciyey in Murashax Xuseen Xujaale Faarax uu noqday Xubintii ugu horeysay ee ku guuleystay Kuraasta Jubbaland ku leedahay Aqalka Sare ee 8da ah.

Hoos ka daawo Hoolka Doorashada ay ka socoto.

Isha Sawirada: Dhanaan News

aqal aqal1 aqal2 aqal3 aqal4 aqal5 aqal6 aqal7 aqal8 aqal9 aqal10

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open