War Culus: Haweenka Puntland Oo Ku Goodiyey In Ay Guursan Doonin Raga Majeerteen Hadii La Joojiyo Dhismaha Maxjarka Gaalkacyo (Video)

Qaar Kamid ah haweenka  puntland ayaa Booqday Xarunta Maxjarka Magaalada Gaalkacyo , kaasi oo dhismihiisa uu sababay inay Dagaalamaan Ciidamada Puntland iyo Galmudug.

Haweenka Booqday Maxjarka ayaa ku baaqay inaan la Joojin dhismaha Maxjarkaasi, waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin inay ku dhintaan, Sidoo kalana waxay  ku hanjabeen haddii La joojiyo Dhismaha Maxjarkaasi in aanay Guursan Doonin Raga Reer Puntland.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE