Madaxweynaha Jubbaland Oo War Qoraal Ah Ka Soo Saaray Doorashadii Aqalka Sare Ee Jubbaland (Akhriso)

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Madoobe ayaa war qoraal ah ka soo saaray doorashadii shaley ka dhacday magaalada Kismaayo ee lagu doortay xubnaha aqlka sare ku matali lahaa dowlad gobaleedka Jubaland xukuumadda soo socota.

Axmed Madoobe ayaa ku tilmaamay qaabka doorashada ay u dhacday mid ku dayasho mudan isagoo sheegay inay doorashada ay ahayd mid xalaal ah oo si xor ah u dhacday.

 

jl

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open