Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Beledweyne (Sawiro)

Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha Ugaas Kkhaliif Ugaas Rooble ee Magalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan si diiran loogu soo dhaweeyay  Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble  kaas oo dhawaan lagu doortay magalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabele

Waxaa socdaalkiisa ku wehlinayay siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf dabageed.

20161020636125602827132878hol5555 20161020636125603064509749hol33333 20161020636125603305944123hol66666 20161020636125603580747532hol88888 20161020636125603923414980hol111000 20161020636125604073357337hol44444999 20161020636125604220498879hol112333 20161020636125604351514599hol111111 so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-11 so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-17 so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-18 so-dhaweyntii-cali-cabdulaahi-cosoble-20

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open