Deg Deg Dagaal Culus Oo Ka Socdo Degmada Nambar 50 Ee Gobolka Shabeelada hoose

Maleeshiyada Sharwadayaasha Shabaab ayaa galabta weerar culus waxay kus qaadeen saldhiga Ciidamada deegaanka ay ku leeyihiin Degmada Nambar 50.

Dagaalka oo ku bilowday weerar madaafiic ah ayaa markii dambe isku bedelay mid toos ah waxaana lagu soo waramayaa in dagaalka uu aad ugu socd inta u dhaxeysa Shirkada Hormuud iyo saldhiga deegaanka.

Goob joogayaal ayaa Markacadey.com u sheegay in dagaalka oo dhowr jiho ay kasoo qaadeen Maleeshiyada Shabaab uu u muuqdo mid kusii sikanaya Bariga magaalada oo ay u badantahay in deexda leysla galay.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open