Dhageyso Gudooomiye Yariisow Oo Ka Warbxiyey Howlgallo Ay Sameenayaan Ciidamada Deegaanka

Gudoomiyaha Maamulka Marka Maxamed Cusmaan Cali Yariisow ayaa waraabhinta wuxuu uga warbixiyey howlgallo Ciidamada deegaanka ay ka wadaan qeybo ka mid ah Gobolka Shabeelada Hoose.

Maxamed Yariisow ayaa ugu horeyn sheegay in ay diyaariyeen Ciidamo gaar ah oo ay ugu magac dareen Ciidamada Badbaadada Shacabka, kuwaas oo uu sheegay in ay wadaan shaqooyin kala duwan oo ay ku badbaadinayaan Masiirka deegaanka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open