Xildhibaanada Aqalka Sare Ku Matalo Jubbaland Oo Maanta Kulankoodii Ugu Horeeyey Ku Yeeshay Magaalada Kismaayo (Sawiro)

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka ugu jiro Jubbaland dhawaan ayaa maanta markii ugu horeeysay yeeshay kulan.

Waxaa Kulanka lagu qabtay Hotel Agan ee magaalada Kismaayo, arimaha kulanka looga hadlay ayaa ahaa isbarasho iyo  arimaha horyaal ee ay sugayaan dadka ay matalaan.

Xuquuqda Sawirada : Dhanaan News

jlaqal jlaqal1 jlaqal2 jlaqal3 jlaqal4 jlaqal5 jlaqal6

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open