Barnaamijka Sanadlaha Ah Somali Week Ingiriiska Oo Lagu Casuumay Fanaaniin Caan Ah Sida Axmed Naaji Iyo Prof Samatar (Video)

Waxaa dalka Ingiriiska Sanadkiiba mar lagu qabtaa Barnaamijka Somali Week kaasi oo Lagu Casuumo Fanaaniin iyo Hal Abuuro Soomaaliyeed, Fanaanka wayn ee Axmed Naaji Sacad iyo Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Halkaasi ka qaaday Hees Qaraami ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open