Jilaaga Caanka Ah Ee Sooraan Oo Isku Magacaabay Xilka Gudoomiyaha Xisbiga Dhacay Ee Udub (Video)

Jilaaga caanka ah ee Sooraan Ismaciil Sugelle ayaa soo bandhigay Arin Bulshada siwayn uga Qoslisay, Kadib markii uu isku Caleemo saaray Gudoomiyaha Xisbigii UDUB ee Bur-buray, Kaasi oo uu Hogaamin jiray Daahir Riyaale, Sooraan ayaa intaasi kadib wuxuu isku Qaaday heesta Inta badan Musharixiintu iidhehda ay ku samaystaan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open