Maamulka Puntland Oo Quraac U Sameeyey Xildhibaanada Aqalka Sare (Sawiro)

Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna ku-simaha Madaxweynaha Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta Sabti ah quraac sharaf u sameeyey xubnaha aqalka sare ee dawladda Federaalka Soomaaliya u matalaya Puntland, kuwaas oo ay khamiistii lasoo dhaafay doorteen Golaha Wakiilada Puntland.

Kulanka quraac sharafta ah waxaa goob jog ka ahaa guddoomiyaha golaha wakiillada Puntland Axmed Cali Xaashi iyo labada guddoomiye ku-xigeen, xubnaha guddiga doorashooyinka ee heer Federaal, Wasiirro iyo Agaasimka Madaxtooyada dawladda Puntland.

dsc_0986 dsc_0988 dsc_0992 dsc_0995 dsc_0997 dsc_0999 dsc_1001 dsc_1002 dsc_1004 dsc_1006 dsc_1007 dsc_1008 dsc_1011 dsc_1014 dsc_1017 dsc_1023

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open