Dhageyso Taliyaha Kumaandoska Puntland “Cashar ayaan u dhignay Maleeshiyada Galmudug, Gaadiid Waan Ka Gubnay In Ku Dhow Labaatan Maleeshiyana Waan Ka Dilnay”

aliyaha Ciidanka Kumaandooska Maamulka Puntland Jamcaale Jaamac Takar oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa faah-faahin ka baxshay dagaal khasaareaha dagaalka, Wuxuuna sheegay inay Dhinacooda uga dhinteen Laba Askari, Wuxuuna xusay inay Galmudug uga Gubeen gaadiid dagaal ayna ka dileen Ciidamo badan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open