Dhismaha Maxjarka Sababay Dagaalada Gaalkacyo Oo Heer Gabagaba Ah Maraayo (Video)

Dhismaha MAXJARKA Xoolaha ee maamulka Puntland uu ka dhisayo magaalada Gaalkacyo ayaa hada soo gaaray Meel gabo-gabo ah, waxaana la sheegay inaynaan wax Saamayn ah ku yeelan dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo.

Sidoo kalana waxaa Halkaasi ka hadlay Qaar kamid ah Dad waynaha ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iyo Xubnaha Dhismahaasi gacanta ku haya ayaa ka hadlay sida uu dhismaha u socdo, waxayna sheegeen inayna ahayn meel ciidan dagayo ee ay tahay meel Xoolaha loogu tala galay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open