Tv-ga Horn Cable Oo Warbixin Ka Diyaariyey Dagaalkii Gaalkacyo Iyo Khasaaraha Oo Kordhay (Video)

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhacay dagaal u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Galmudug Kuwaasi oo Mudooyinkii ugu danbeeyay dagaalo ku dhex marayeen Duleedka magaalada Gaalkacyo.

Dagaalkii maanta ayaa Hubka labada dhinac isku adeegsanayaan wuxuu ku dhacay Qaybo kamid ah magaalada, oo Dadkii ku Noolaa ay Horay uga baxeen, Sidoo kalana waxaa lagu waramayaa in Khasaare isugu Jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay dagaalka, Iyadoona La xaqiijiyey 16-Ruux oo labada dhinac ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open