Dhageyso Maamulka Koonfur Galbeed Oo Dowladda Federalka Ku Eedeeyey Inay Dayacday Degmada Tiyeglow Oo Maanta Alshabaab U Gacan Gashay

Maaleeshiyada Alshabaab ayaa maanta si buuxda ula wareegay gacan ku heynta  Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, kadib markii ay shaley galab iskaga huleeleen Ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM.

 

Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Hub-ka-dhigista Maleeshiyaadka  ee Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo la hadlay Warbaahinta ayaa dowladda Federalka ku eedeeyey inay si hoose ula socotay bixitaanka lama filaanka ahaa ee ciidamada Itoobiya.

Hoos ka dhageyso Codka Wasiirka:

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open