Dowladda Talyaaniga Oo Masaajidyo Xirtay Iyo Muslimiinta Dalkaasi Oo Banaanbaxyo Cabasho Ah Sameeyey (Video)

Dadka Muslimiinta ah ee ku nool dalka Talyaaniga ayaa dhigay dibadbaxyo ay kaga cabanayaan talaabada ay dowlada Talyaanigu qaaday ee ay ku xirtay dhowr masaajid oo kuyiilay dalka Talyaaniga.

Todobaadkii la soo dhaafay ayay Muslimiin badan isugu soo baxeen dhismaha tiyaatirka taariikhiga ah ee Colosseum iyagoo halkaas salaadda Jimcaha ku tukaday.

Dalka Talyaaniga oo ah dalka 4aad ee ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu badan Yurub ayaa waxaa lagu qiyaasaa tirada dadka Muslimiinta ku dhowaad 2 Milyan qof.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open