Wiil Soomaali Kenyan Ah Oo Maanta Lagu Toogtay Magaalada Nairobi (Sawiro + Video)

 

Wiil Soomaali Kenyan ah oo lagu magacaabo Cabdimahat Ibrahim Xasan isla markaasina kasoo jeedo Tuulada Diif ee degmada Wajeer ayaa maanta lagu hor toogtay  agagaarka safaarada Mareykanka ee magaalada Nairobi.

Wiilkan ayaa la sheegay in la toogtay kadib markii uu isku dayey inuu xoog ku galo qaybta  viisooyinka ee safaarada Mareykanka, waxaana hor istaagay askari Kenyaan ah oo ilaalo ka ahaa safaarada kaasoo ugu danbayn toogtay.

Askariga dilka gaystay ayaa sheegay in Cabsimahat Toorey lasoo baxay ka hor inta uusan tooganin.

somkenya somkenya1

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open