R/wasaare Kuxigeenka Xukuumada Fedaraalka Oo Kulan La Qaatay Ku Xgeenka Madaxa USAID Iyo Danjiraha Mareykanka (Sawiro)

Raysalwsaare ku xigeenka xukuumada fedaraalka Maxamed Cumar Carte ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay ku xigeenka Madaxa USAID ee Xafiiska u qaabilasan arrimaha Dimuqraadiyada, Khilaafaadka iyo Gargaarka Bini’aadannimada (DCHA) Mr. David Harden iyo Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb Schwartz.

Mudane Carte ayaa kala hadlay Mr. David Harden iyo Amb Schwartz sidii dowaladda Soomaaliya iyo USAID ay uga wadashaqeeyn lahaayeen horumarka, xasiloonida iyo dimuqraadiyada.

unnamed-1-11 unnamed-2-8 unnamed-24

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE