Dhageyso Falaqeyn Ku Saabsan Qabsashada Magaalada Qandalada Ee Gobolka Bari

Magaalada Qandala ee ka tirsan Gobolka Bari ee Puntland waxaa qabsaday koox xiriir la leh Ururka Daacish ee ka dagaalama Ciraaq iyo Siiriya.

Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay doonayaan inay dib uga qabsadaan magaaladan oo saaran badda cas, Sidoo kalana waxaa la sheegay inay adag tahay in lala dagaalamo Ciidanka Daacish hadii ay Galaan Buuraha, Iyadoona laga cabsi qabo inay noqdaan sida Kooxaha ka dagaalama Gal-gala.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran