Wasiir Diini Oo Ka Qeyb Galay Shir Madaxeedka Ciidamada Birmadka Geeska Afrika (Sawiro)

Wafdi ka socda dowlada fedaraalka oo uu hogaaminayo Wasiirka Wsaarada Gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya ayaa waxa uu ka qeyb galay shirka Madaxda ku bahoobay Ciidamada Birmadka ee Geeska Afrika.

Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shirka qudabad ka jeediyeyy ayaa ku dheeraaday ka hadalka sidii loo heli lahaa xasilooni kusoo dabaalidda dalalka Geeska Afrika ee ay la degeen dhibaatooyinka xaga amniga.

Ciidamada Birmadka Geeska Afrika oo xarun u ah dalka Jabuuti ayaa la aas aasay sanadkii hore waxaana loo diyaariyey in ay u gurmadaan dalalka ay lasoo dersaan dagaalada deg deg ah.

pirma_2  pirma_4

pirma_1pirma_3

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open