Daawo Muuqaaal Dhameystiran Su’aalihii Madaxweyne Gaas Lagu Weydiiyey Kulankii Baarlamaanka Ee Shalay

Madaxwaynaha maamulka Goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Furay maalintii Shalay Kalfadhiga 38-aad ee barlamanka Puntland, Wuxuuna Halkaasi kasoo Jeediyey Khudbad dheer oo kaga halaayo waxqabadka xukuumadiisa.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa su’aalo weydiiyey Madaxweyne Gaas, arimo ay ka mid yihiin sharciyo uu hareer maray Canshuuro lasoo rogay, lacag Soomaali la daabacay, heshiisyada ay dibada kusoo gasho xukuumadu oo aan Baarlamaanka la horkeenin iyo su’aalo kale.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open