Dhageyso Qabqable C/waal Oo Dowlada Xasan Sheekh Iyo Dowlado Shisheeye Ku Eedeyey Dagaalka Gaalkacyo

Qab qable C/nuure Siyaad (Cabdi waal) ayaa dowlada Xasan Sheekh iyo dowlado Shisheeye ku eedeeyey hurinta colaada Gaalkacyo ee u dhaxeysa Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Cabdi waal oo ka mid ahaa qab qablayaashii ugu tunka weynaa ee soo mara Soomaaliya ayaa sheegay in dagaalka Gaalkacyo uu yahay mid dano gaar ah laga leeyahay, waxaana uu intaa ku daray in Maamulada Puntland iyo Galmudug ay ka wada hadli karaan colaada laba dhinac.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open