TV-ga Aljazeera Oo Barnaamij Cajiib Ah Ka Diyaariyey Sida Dadka Soomaalida Loogu Sumcad Xumeeyo Gaajada Iyo Burcad Badeedda(Video)

Kanaalka Aljazeera ayaa barnaamij xiiso badan ka diyaariyey xaaladda Soomaaliya, waxaa ka muuqanaayo barnaamijkan aqoonyanano uu ka mid yahay Professor Cabdi Ismaaciil Samatar iyo Taliyaha ciidamada Marines-ka Puntland.

Barnaamijkan waxaa diiradda lagu saarayaa sababta sawirka xun dadka Soomaalida aduunka uga haysto iyo shakhsiyaadka hogaanka u hayo Soomaalida oo aan damiir lahayn.

Hoos ka daawo barnaamijkan oo dhameystiran. sababta

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open